News
madax waynaha Dawladda Puntland Siciid Abdullahi Deni oo safar ugu amba baxay Kismaayo
Madaxweynaha dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa saaka ka duulay Garoonka Diyaaradaha ee Gen, Maxamed Abshir ee magaalada Garoowe.
Madaxweynaha ayaa ka qayb galaya Caleemo Saarka Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Islaam ( Axmed Madoobe) oo lagu wado inuu ka qabsoomo maalmaha soo socda Kismayo Caasimadda ku meel gaarka ah ee Jubba land.