wARKA/
News
Dhacdo/
Event
05
Jan 2025
Bandhiga Carwada Tiknoolajiyadda PL
Waxaa lasoo bandhigayaa Carwada tiknoolajiyadda DPL oo ay kasoo qaybgalayaan dhamaan Shirkadaha iyo Xirfadlayaasha Arimaha Tiknoolajiyadda Dawladda Puntland
8:30 AM, Dream point Hotel
27
SEP 2024
Xuska Maalinta Dalxiiska iyo shaqo abuurka
Wasaraddu waxay marki ugu horaysay Magaala Xeebeedka Taariikhiga ah ee Eyl ku qabanaysa Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Dalxiiska oo sannadkiiba mar la xuso markay tariikh-du ku beegantaha 27-ka bisha 9-aad.
8:00 AM, Degmada Eyl
Madaxda Wasaaradda
Maxamuud Caydiid Dirir
Wasiir
Yacquub Maxamed Cabdalla
Wasiir Kuxigeen
Maxamed Ciise Cusmaan
Agaasime Guud