News KHUDBADDA MADAXWEYNAHA PUNTLAND EE FURITAANKA KAL-FADHIGA 45-AAD EE GOLAHA WAKIILADA PUNTLAND 26 Oktober 2019 Garoowe, Oktoobar, 26, 2019: Madaxweynaha dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa si rasmi ah u furay kal-fadhiga 45-aad ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland. Madaxweynaha Puntland ayaa khudbad muhiim ah ka jeediyey furitaanka kal-fadhiga 45-aad ee Baarlamaanka Puntland, Madaxweynaha ayaa khudbadda kusoo qaatay waxqabadkii Xukuumadda sideedii bilood ee u dambeysey waxaana ka mid ahaa. 1. Qaybta 1aad Arrimaha Siyaasadda 2. Qaybta 2aad Safaradii Debedda iyo Guddaha 3. Qaybta 3aad Waxqabadka Wasaaraddaha iyo Hay’addaha Dowladda ee arrimaha: I. Arrimaha Guddaha iyo Amniga II. Arrimaha Maaliyadda & Horumarinta Dhaqaalaha III. Arrimaha Bulshadda IV. Arrimaha Tayeynta Adeegyadda & Horumarinta Kaabayaasha. Ugu dambayn, Madaxweynaha dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa si rasmi ah u furay kal-fadhiga 45-aad ee Golaha Wakiillada Puntland. Ka akhriso khudbadda Madaxweynaha oo dhammaystiran sawirada hoose. La wadaag: Facebook X Dib u Wararka